Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Yuusuf Xasan Isxaaq ayaa maanta kulan miro dhal magaalada
Wasiirka wasaarada shaqada iyo Arimaha Bulshada Mudane, Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daahfuray tababar heer degmo oo ku saabsan Hagaha Hawlgelinta Baxnaano Operational Manual Training.
Tababarkan waxaa kasoo qeybgaley Gudoomiyayaasha degmooyinka, gudoomiyayaasha arimaha bulshada heer degmo iyo Gobolka Banadir, iyo Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee heer