Muqdisho ,Maarso, 12, 2023 – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Guddoomiyaha guddiga kor-jogteynta tirakoobka ,
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa daahfurtay Saladda Wax-soosaarka Bulshada ee Soomaaliya (Productive Social Safety Net Program Design for Somalia).
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa daah furay saladda wax soo saarka bulshada ee soomaliya ,
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo daahfuray mashruuca Daryeelka Dhallaanka
Muqdisho, Maarso, 5, 2023 – Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa maanta daahfuray mashruuca
REQUEST FOR EXPRESSIONS OF INTEREST (CONSULTING SERVICES) FOR SKILLS FOR EMPLOYABILITY, INCLUSION AND PRODUCTIVITY PROJECT (SEIP)
FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA MINISTRY OF LABOUR AND SOCIAL AFFAIRS TRAINING AND TVET DEPARTMENT REQUEST FOR EXPRESSIONS OF INTEREST (CONSULTING SERVICES)