Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya oo qaabilay wakiilka hay’adda UNICEF 30-Aug-2022 Somali 0 Comments Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay wakiilka hay’adda UNICEF ee Soomaaliya,