Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya oo ka qaybgalay shirka heerka wasiir ee waddamada Bariga iyo Geeska Afrika 03-Apr-2022 Somali 0 Comments Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ,Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa magaalada Nairobi ee xarunta Dalka Kenya