Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Soomaaliya , Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa soo gabagabeeyay safar shaqo oo uu
Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada oo Digniin u Dirtay shaqaalaha rayidka Dowlada ee imaan waayay goobahooda shaqo.
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane Cabdi Axmed Qaasim ayaa shir guddoominayay kulan uu la qaatay Agaasimaha Guud Cabdullahi Maxamed
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya
Wasiir Cabdiwahaab oo la kulmay dhiggiisa Boqortooyadda Sacuudiga Talaado, December, 21, 2021 – Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya
Wafdi ballaran uu hogaaminayo Wasiiru dowlaha Wasaaradda shaqada iyo arrimaha Bulshada D.F.S oo gaaray dalka Lubnan
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane Cabdi Axmed Qaasim ayaa goor dhow gaaray magaalada Beyruut ee dalka Lubnaan, halkaasi oo
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray xaruntii u horreysay ee Adeegga Shaqo Abuurka Qaranka
Xarunta Qaranka ee Adeegga Shaqo- Abuurka oo si rasmi loo daahfuray Muqdisho,December, 1, 2021 – Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka