Muqdisho, 29 June, 2021 – Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa Talaadada maanta
Golaha Wasiirrada oo ansixiyay Habraaca shaqo-siinta dibadda ee shaqaalaha xoogsatada Soomaaliyeed
Muqdisho, June, 17, 2021- Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa si aqlabiyad leh loogu ansixiyay
KHUDBADDA WASIIRKA EE MAALINTA CAALAMIGA AH KA HORTAGGA SHAQAALEYSIINTA CARUURTA, 12 JUNE 2021
Marka hore ALLAH ayaa mahad oo dhan iska leh. Marka xigta, waxaan u mahadcelinayaa Dhammaan ka soo qaybgalayaasha munaasabadan muhiimka ah oo
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo xustay maalinta caalamiga ah ee ka hortagga Shaqaalaysiinta Carruurta
Muqdisho, 12, June 2021- Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xustay Maalinta Caalamiga ah ee Qaramada Midoobay ay
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo xafiiskiisa ku qaabbilay madaxa Hay’adda IOM
Muqdisho, June, 6, 2021- Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa maanta xafiiskiisa ku