MISSION OBJECTIVES The mission to Kismaayo has been planned to provide YES-linked staff and advisors at MoLSA with an opportunity to conduct
Wasiirka Wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo xafiiskiisa ku qaabilay masuuliyiinta ugu sareysa hay’adda WFP ee Somalia.
Shirkaan ayaa looga hadlaayey geedi socodka qorista siyaasada ilaalinta bulshada waxaana kaso qeyb galay u qeybsanaha hay’ada WFP Somaliya mudane Emmanual Bigenimana