Two days meeting organized by the ministry of labor and social affairs were conducted in Mogadishu. The meeting was held in Royal
Wasiirka Wasaaradda Shaqada oo furay wejiga koowaad ee tirakoobka Shaqaalaha Rayidka ee Hey’adaha Dawladda
Wasiirka wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xildhibaan Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 12-2-2018 ka qeyb-galay Aqoon is weydaarsi