WADA TASHI LAGALA SAMEYNAYO MAAMUL GOBOLEYDDA DIB U HABEYNTA SHARCIGA SHAQAALAHA REYIDKA LAW NO11

Manta taarikhda ay tahaya 22/03/2016 waaxaa munasabadan oo looga hadlayi wada tashi lagala samaynayo maamul goboleydda dib uhabaynta sharciga shaqaalaha rayidka low no 11 taas oo lagu qabtey hotel xayaat oo kasoo qeyb galen masuuliyin kakala yimaden maamul goleydyada iyo dowlada dhexe .

“Waxaa munaasabadas furay wasiirka wasaarada shaqada iyo arrimaha bulshada xil cabdiweli sheikh Ibrahim muudey wuxu aad ugu mahad celiyey kasoo qeyb galayasha soo ajiibey waxaa kale uu ushegey in uu sharcigaan uu yahay sharciga labaad ee ku xiga dastuurka uuna leyahay ahmiyad gaar ah uusan lahayn qof shaqsi ah uu kadhaxeya , wasiirka ayaa wuxuu  kale uu shegey asbaabta looga yeeray maamul goboleyda iyo gobolada aan wali aan dowlad goboleed dhisan in aan waxaan wada leenahay aadna kudartan wixii tala ah idin lahaboon iyo fikir kiina maadama ee kuhowlan yihin arrimaha shaqaalaha waxaa kale uu shegey wasiirka in maamul goboledada wax fikir ah ee kudarsadan saxitaanka sharciga shaqaalaha rayidka low no 11.”

Wasiirka wuxuu sheegay in sharciga shaqaalaha rayidka laqorey sanadka markuu ahaa 1980 kii loona baahan yahay in laqoro sharci cusub kabadalid lee aan lagu ekaanin oo kali ah si aan wax cusub iyo sharci cusub aan uhaysano .

Exif_JPEG_420

Exif_JPEG_420

Waxaa kale kuxigey agaasimaha guud ee wasaarada shaqada iyo arrimaha bulshada ahna gudoomiyaha guddiga dib uhabeynta sharciga mudane Mohamed cadde mukhtar wuxuu salamay wasiirka wasaarada  wasiirka kuxigenka wasaarada iyo guddiga dib uhabaynta sharciga, maamul goboleyda iyo dhamaan kasoo qeyb galyasha munaasabadan .

Mudane Mohamed cadde mukhtaar ayaa dhowr arin mesha kasoo jeediyey oo kashegey munaasabadas in ee sandkii lasoo dhaafey bishii sagaalad uu wasiirka magacabey guddi uu dib u habayn kusameyn donto sharciga shaqaalaha rayidka low no 11 oo ka koobneed 17 qof  si ay wax ugu badelaan , juhdi  badan iyo wakhti dheeer ka dib  waxay soo saareen muqalkaan  idin horyaala   , kasoo la rabo in aad ka talo bixisaan .