Shir Looga hadlayay Dhameys tirka sharciga Shaqaalaha Rayidka oo ka Muqdisho

shir looga arinsanayay dhameys tirka qorista sharciga shaqaalaha rayidka L.11 oo dhexmaray Hay,adda UNDP & mas’uuliyiinta Wasaaradda Shaqa iyo Arrimaha Bulshada ayaa lagu qabtay xarunta dhexe ee wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada.

Shir waxaa gudoominayay Wasiirka wasaaradda Xil. Cabdiwali Sheekh Muudey waxaa kasoo qeyb galay Albert Soer oo ah Maamulaha Barnaamijka iyo Xoojinta Mashaariicda UNDP iyo Giulio de Tommaso oo ah qabiir UNDP-da usoo xilsaartay dib u qorista sharciga shaqaalaha rayidka ee Dowladda ee L.11 oo muddo todoba bilood ah ay gacanta ku haayeen guddi loo xulay oo Soomaaliyeed iyo qaar ka mid ah mas’uuliyiinta Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo loo xilsaaray inay dib u habeen ku sameeyaan Sharciga Shaqaalaha Rayidka ee Dowladda

shir MOLSA & UNDP 1 shir MOLSA & UNDP 2shir MOLSA & UNDP 0