Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha Bulshada ee xukuumada Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cadde Mukhtaar, ayaa maanta booqasho saddex maalmood ah ugu ambabaxay magaalada Istambuul ee dalka Turkiga halkaas oo uu kaga qeybgeli doono Shir.
— DHAMMAAD –