Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo ka qeybgashay Shirka Caalamiga ah ee Istatistikada Shaqaalaha Adduunka. 14-Oct-2023 Somali 0 Comments Agaasimaha Guud ee Wasaarada Shaqada iyo Arimaha Bulshada, Muddane: Yusuf Hassan Isak ayaa magaalada Geneva ee Dalka Switzerland kaga qaybgalay shirka Caalamiga