Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumada Federalka soomaaliya, Mudane Dr. Maxamed Cilmi ayaa kulan la qaatay Safiirka Sacuudiga u qaabilsan soomaaliya. 20-Sep-2023 Somali 0 Comments Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Maxamed Cilmi ayaa maanta kulan miro dhal ah la qaatay Safiirka Sacuudiga