Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ay hoggaaminayaan Agaasimayaasha Hay’adaha WFP iyo SCC. 13-Aug-2023 Somali 0 Comments Muqdisho –13/08/2023. Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim XFS ayaa maanta si gooni gooni ah ula kulmay wafdi