Agaasimaha Guud ee Wasaarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada oo Kormeer Ku Tegay Xarunta Tababarka Xirfadaha Gacanta ee Xero Germany 02-Oct-2022 Somali 0 Comments Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane C/laahi Maxamed Cali ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta tababarka ee Dugsiga Farsamada