Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo booqday safaaradda Soomaaliya ee Dalka Masar 08-Sep-2021 Somali 0 Comments Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif oo socdaal shaqo ku jooga Dalka