28/7/2021 Kusimaha Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Ismaaciil Yuusuf Cusmaan ayaa soo xiray Shirka wadatashiga siyaasadda
Agaasimaha Waaxda Tababarka iyo Xirfadaha ee TVET-ka Maxamed Xasan Maxamed (Xambe) oo daah furay Shirka wadatashiga siyaasadda Qaran ee xirfadaha shaqada iyo farsamada gacanta ee Dowladda Federaalka iyo Dowladaha xubnaha ka ah DFS
27/7/2021 Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa lagu qabtay Shirka wadatashiga siyaasadda Qaran ee xirfadaha shaqada iyo farsamada gacanta ee Dowladda Federaalka