Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo booqday Gudoomiyaha Guddiga Sare Munazzamat Al Dawa ee Magaalada Doha dalka Qatar 01-Feb-2021 Somali 0 Comments Muqdisho, Janaayo 26, 2021- Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Duran Axmed Faarax oo booqasho saddex maalmood