Dhammeystirka Shirka Aqoon Isweydaarsiga Sharciga Shaqada Soomaaliya oo maanta markiisii labaad ka dhacay xarunta Amisom VIP ee Muqdisho 20-Feb-2019 mol, Somali 0 Comments Aqoon isweydaarsigan uu daahfuray Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xildhibaan Sawaqar Ibraahim Cabdalla ayaa waxuu ka hadlay ahmiyadda bulshada