Shir Wadatashi Saddex geesood ah oo dib-u-eegis loogu sameeyay Sharciga Shaqada Soomaaliyeed 19-Dec-2018 Somali 0 Comments Shirkani saddex geesoodka ah oo ay isugu yimaadeen Dowladda Federaalka Soomaaliya, Loo shaqeeyaha iyo Shaqeeyaha ayaa waxuu salka ku haayay dadaallo badan