Wasaaradda Shaqada iyo Arr. Bulshada oo markeedii labaad gudatay Waajibka Qaran ee Barnaamijka IS-XILQAAN 10-Dec-2018 Somali 0 Comments Shaqaalaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa maanta kaltankoodii labaad kaga qeyb qaatay Barnaamijka IS-XILQAAN oo uu horraan ku baaqay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya