Wasiirka shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo ka qeyb-galay Shirka Wasiirada shaqada Ururka Iskaashiga Islaamka 21-Feb-2018 Somali 0 Comments Wasiirka shaqada iyo Arrimaha Bulshada Dowladda Soomaaliya Xildhibaan Salah Axmed Jamac iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qeyb galay shirka wareega 4-aad