The ministry labor and social affairs of the Somali Federal Government has met senior officers from WFP and UNICEF Somalia program, the
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo shir la qaatay mas’uuliyinta Sare ee Hey’adaha WFP iyo Unicef ee Soomaaliya
Shir ay marti-gelisay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo ahaa mid looga hadlayay horrumarinta Arrimaha Bulshada Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay xarunta Dhexe