Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Shir Wadatashi ah u qabatay Shaqaalaha Mashruuca YES ee Maamul-goboleedyada. 11-Dec-2017 Somali 0 Comments Shirkani ee loo sameeynayay Shaqaalaha Mashruuca Shaqo-siinta Dhallinyarada Soomaaliyeed YES (youth Eployment Somalia) ee ku saabsanaa isuduwidda Shaqalaha Maamul-goboleedyada iyo Wasaaradda Shaqada