Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo kulan la yeeshay Guddiga Dib-u-habeynta Sharciga Shaqaalaha Rayidka L11. 08-Oct-2017 Somali 0 Comments Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada H.E. Cabdicasiis Saalax Carmaan ayaa maanta qaabilay Xubnaha Guddiga Dib-u-habeynta Sharciga Shaqaalaha Rayidka L11.