Wasiirka Shaqada oo guddi u saaray inay ka soo talo bixiyaan qoraalka siyaasadda Shaqo u Abuurka Soomaaliya. (National policy employment for Somalia ) 01-Oct-2017 Somali 0 Comments Wasiirka wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xildhibaan Saalax Axmed Jaamac ayaa shir guddoomiyay kulanka guddi hore loogu saaray inay ka soo talo