Shirka todobaadlaha wasaaradda Shaqada oo looga hadlay sida shaqaalaha ay u baran lahaayeen waajibaadka shaqo ee wasaaradda u degsan . 27-Aug-2017 Somali 0 Comments kulankaan ayaa ahaa aqoon iswaydaarsi lagu baranaayay waajibaadka shaqo ee wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada u hayso qaranka,waxaana ka mid ahaa casharadii