Wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada Iyo Rugta Ganacsiga oo si Wadajir ah uga hadlay Shaqo siinta dhalinyarada Soomaaliyeed 26-Aug-2017 Somali 0 Comments Wasaaradda Shaqadda iyo Shaqaalaha iyo Arrimaha Bulshadda ee Xukuumadda Soomaaliya waxaa ay Maanta soo bandhigtay Barnaamij Shaqo Siinta loogu sameynayo Dhalinyaradda Soomaaliyeed