Shirka Shaqaale Weyanaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo lagaga hadlay Arimo dhowr ayaa u Qabsoomay si habsamin ah 20-Aug-2017 Somali 0 Comments Shirka todobaadlaha ah ee ay isku xog waraystaan Masuuliyinta Wasaarada iyo shaqaalaha ayaa saaka ka qabsoomay hoolka shirarka wasaaradda shaqada, waxaana ka