Wasiirka shaqada iyo arrimaha Bulshada oo shir wada tashi ah la yeeshay Mas’uuliyiin ka socota Hay’adda UNDP-da Soomaaliya 05-Jul-2017 Somali 0 Comments shir looga hadlayay siday wada shaqeyn toos ah u yeelan lahaayeen hay’adda UNDP iyo Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa ka dhacay