Waaxda Daryeelka Naafada oo Shir Wadatashi ah la yeelatay Golaha Naafada Qaranka 10-May-2017 Somali 0 Comments Waaxda Daryeelka Naafada ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa maanta shir wadatshi ah la yeelatay masuuliyiin ka socday Golaha Naafada Qaranka