Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada waxaa sharaf weyn u ah in ay soo qaban qaabiso Munaasabadda lagu xusayey maalinta shaqaalaha Aduunka waxaa
R/Wasaare Kheyre “Shaqadu waa nolosha iyo sumcadda qofka, waana furaha hurumarka bani’aadamka”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa munaasabada 1-da May, 2017 oo ah maalinta shaqaalaha Adduunka ugu hambalyeeyey