Ciyaar lagu maamuusayay maalinta shaqaalaha adduunka 1da May oo galabta ka dhacday garoonka Wiish ee magaaladda Muqdisho 30-Apr-2017 Somali 0 Comments Koob lagu xusaayay munaasabada 1da May oo ah maalinta shaqaalaha adduunka ayaa galabta garoonka Wiish waxaa lagu ciyaaray kullan xiiso badan kaasoo