1st Deputy Chairman of the Parliament had formally handed over responsibility for the new Minister of Labor and Social Affairs.
Daawo: Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Baarlamaanka oo xilka si rasmi ah ugu wareejiyay wasiirka cusub ee wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada.
Munaasabad maanta ka dhacday xarunta wasaaradda wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee magaalada muqdisho ayaa waxaa xilalka ku kala wareegay wasiirka cusub