Wasaaradda shaqada iyo Arimaha Bulshada oo Ku dhawaad 40 dhalin yaro u qabatay tababar lagu baranaayey sharciga shaqaalaha shisheeye 30-Aug-2016 Somali 0 Comments Tababarkaan oo loo qabanaayey Dalada DHalinyarad Gobolka Banaadir ayaa waxaa iska kashaday wasaaradda SHaqada iyo hay’ada (SECEPCO) waxaana lugu baranaayey sharciga shaqaalaha