Shirka wadatashiga mashruuca shaqo abuurka dhalinyarada oo u dhaxeeya wasaaradda Shaqada iyo maamul goboleedyada ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho 28-Aug-2016 Somali 0 Comments Shir wadatashiya oo ku saabsan mashruuc shaqo loogu abuurayo dhallinyarada Soomaliyeed oo ay ka qayb galeen mas’uuliyiin ka socota dowladda federaalka iyo