Ujeedada hawlgalka waxa uu ahaa in ay la tashadaan Bulshada Deegaanka una sharxaan mudnaansiinta mashruuca foosha – degdeg ah shaqo abuurka muddo
Xaflada furitaanka wada dhiska Xannano ee mashruuca shaqo siinta dhalinyaradda Soomaaliyeed ee 2016 ayaa ka furmay Magaalada Baydhabo
Xaflada furintaanka mashruuca waddo dhiska ayaa Ujeedkiisa ahaa hawlgal lagu hubinayo lana cadeeyo diirad saarid mashruuca lagu sameeyey heerar la isku raacay