Xoghayaha joogtada ah ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo kulan la qaatay qeybaha kala duwan ee Dhallinyarada Gobolka Banaadir 21-Jul-2016 Somali 0 Comments Kulankani oo ahaa mid kamid ah kulamadii ugu horreeyay oo ay wada yeeshaan Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada iyo Dhallinyarada Gobolka Banaadir