WASAARADDA SHAQADA IYO ARRIMAHA BULSHADA OO 40 SHAQAALEHEEDA AH U FURTAY TABABAR SARE LOOGU QAADAYEY XIRFADDA SHAQADA IYO SHAQAALAHA 11-Jul-2016 Somali 0 Comments Tababar ay soo qaban qaabiyeen wasaaradda shaqada iyo Arrimaha bulshada iyo Hay’ada CESEPSO ayaa ka furmay xarunta wasaarada shaqada iyo arrimaha bulshada