Wasiirka shaqada oo ka qeybgalay Kulan wadatashi ah oo loga hadlayay shaqo u abuurka Dhalinyaradda Soomaaliyeed 20-Sep-2015 Somali 0 Comments Kulankan wadatashiga oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha Bulshada ayaa waxaa loga hadlayey sidii dhallinyarada logu samayn lahaa Barnaamijyo