Agaasimayaasha Waaxyaha oo soo dhaweeyay Isbadalka cusub ee uu la yimid Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada. 15-Jun-2015 Somali 0 Comments Agaasimayaasha iyo Shaqaalaha ayaa aad u soo dhaweeyay Adeega cusub ee uu ku soo kordhiyay Agaasimaha Guud ee Wasaaaradda Shaqada iyo Arrimaha