Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Shirkii ugu horeeyay la qaatay mas’uuliyiinta Wasaaradda 01-Mar-2015 Somali 0 Comments Shirkii ka dhacay Xarunta Tababarada Shaqaalaha ee Wasaaradda Shaqada ee uu ka qeyb-galay Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka