Ra’iisul wasaaraha oo tababar u furay 80 Agaasimayaal Wasaaradeed (SAWIRRO) 07-Jul-2014 Somali 0 Comments Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta Siminaar ugu furay Kuliyada Booliiska Jeneraal Kaahiye 80 kamid Agaasimayaasha Wasaaradaha. Siminaarkaan bixintiisa waxaa