Shirkadaha dhismaha , waxaa lagu wargelinaya inay si furan ugu tartami karaan dib u dhiska dhismaha xarunta Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ah Soomaaliya ee caasimadda Muqdisho.
Fadlan, dhammaan shirkadaha waxay iska diiwaangelin karaan lifaaqan; Bidder Access Guide 2015 (English)_5