War gelin : Fasaxa Maalinta Dhalashada Nabigeena Suuban (SCW)

Wasaaradda Shaqada & Arrimha Bulshada waxey idiin ku wargelineysaa
“Fasaxa Maalinta Dhalashada Nabigeena Suuban (SCW)”.
Maalinta Sabtida kuna aaddan markey Tarikhdu tahay 12ka Mowlid 1444 Hijriyada ee Dhalashadii Nabigeena NN korkiisa ha ahaatee, in ay yihiin shaqaalaha FASAX, taas oo ku beegan 08/10/2022 si loo weyneeyo dhalashada Nabigeena Suuban.