Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Sahra Xaaji Xuseen ayaa gaartay magaalada Jigjiga ee xarunta Dawlad deegaanka Soomaalida ee Dalka Itoobiya, halkaa oo ay ku soo dhaweeyeen mas’uuliyiin ka tirsan deegaanka