Guddoomiyaha Guddiga Shaqaalaha Rayidka Dowladda oo maanta la doortay

Gudiga shaqaalaha rayidka  dowladda ayaa maanta si rasmi ah u doortay gudoomiyaha oo hogaamin doono shaqaalaha rayidka oo , gudoomiyaha la doortay ayaa buuxin doono booskii uu baneeyey alle ha u naxariistii gudoomiyihii hore ee gudiga.

Xasan Abshir Maxamed ayaa maanta loo doortay guddoomiyaha Guddiga shaqaalaha Rayid ah ee Dawladda Soomaaliya, kadib markii uu geeriyooday Guddoomiyihii hore ee guddigaasi.

Doorashada oo ka dhacday Magaalada Muqdisho , isla markaana u dhacday sida uu xeerku qabo ayaa waxaa Guddoomiye ku xigeen loo doortay Cali Muumin Mudeey, halka Xoghaya Guud ee Guddigaasina loo doortay Axmed Faarax.

guddida-shr0 guddida-shr1 guddida-shr2 guddida-shr3

ncsc-1 ncsc-2 ncsc-3 ncsc-4 ncsc-5 ncsc-6 ncsc-7 ncsc-8 ncsc-9 ncsc-10