Golaha Wasiirrada oo ansixiyay Hindise Sharciyeedka Sharciga Howl-gabka iyo Liil-tirka Shaqaalaha Rayidka Dawladda 25-Feb-2021 English, mol, Somali 0 Comments Muqdisho,Feberaayo,25, 2021 – Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Hindise Sharciyeedka Sharciga Howl-gabka iyo Liil-tirka Shaqaalaha Rayidka ee Dawladda oo