DHAMBAALKA MADAXWAYNAHA JAMHUURIYADDA EE 1-DA MAY MAALINTA SHAQAALAHA ADDUUNKA 01-May-2020 mol, Somali 0 Comments Maanta oo ah 1-da May, munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Adduunka, waxaan hambalyo qiimo badan u dirayaa dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed meel kasta oo ay