Madaxweyne Farmaajo oo Daah-furay Barnaamijka Baxnaano ee lagu taakuleynayo qoysaska danyarta ah 18-Apr-2020 mol, Somali 0 Comments Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa munaasabad maanta ka dhacday xarunta madaxtooyadda Soomaaliya ku daahfuray Barnaamijka Baxnaano oo